Heesta Karti - Lyrics
kartidiyo ismaqalbaa
lagu kaalin galayoo
adiguna kasmaha dumar
kaalmaysi moodee
iikaalay labadeenu
kala maarmimaynee
ninkii kaligii meel mara
isma kaafin karayee
kaftan male danteenuye
adaan lagu karayne
anigoo kalgacal qaba
hadaad iga kibrayso
midkalood la kulanta
kolay kuma kabaayee