VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hees Aroos mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Dalmar yare
Hees Aroos

Haddan rer la dawa dhisin
Jaceyl labo is raad sani
Raaca manta nool iyo
Aduun laguma raageen…2X

Arooskinu raaxo iyo
Ramaad iyo barwaaqi iyo
Oowlad raagto oo wacan
Rabbi ha idinku deeqee….2X

Raginan iyo dumar kow
Riiga siiya sacabkoo
Raah ku raaga roob wacan
Sidii si mash xarada raaciya….2X

Duca rubada laabti iyo
Rici rada ka timid baan
Ane soo rid ridayaa yee
Aaminta raaciya….2X

Labadii isku raagta
Aamin aamin
Labadii isku reeysa
Aamin aamin
Labadaan kala raagin
Aamin aamin
Isku roonato ahaada
Isku sii raagto ahaada
Isku raaxeysta ahaada
Isku so roora ahaada….2X

(((BOGGA LABAAD)))

Haddaan rer la wada dhisin
Jaceyl laba is raad sine
Raxmada meesha taal iyo
Farxad lama riyaaqeen….2X

Ruun kiinu kheyr iyo
Reexan udgoon lahoo
Rugo lagu nagaadoo
Ehellada u roon noqoy….2X

Raginan iyo dumar kow
Riiga siiya sacabkoo
Raah ku raaga roob wacan
Sidii si mash xarada raaciya….2X

Duca rubada laabti iyo
Rici rada ka timid baan
Ane soo rid ridayaa yee
Aaminta raaciya…..2X

Labadii isku raagta
Aamin aamin
Labadii isku reeysa
Aamin aamin
Labada an kala raagin
Aamin aamin
Isku roonato ahaada
Isku sii raagto ahaada
Isku raaxeysta ahaada
Isku so roora ahaada…2X )))

lyric by Dayran omar

codkii Dalmar yare