VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dulqaad - Lyrics

qalbiga adigaa daweeya duruus u dhigoo dabiiba daqiiqad hadaan xanaaqo dulqaad dulqaad dulqaad adigaa u yeesha 2x intaan duni joogo heedhe miyaan daayici naftaada ducada akhriyaa adkaarta inaan inaan inaan isku duubni gaadhno 2x doqoni waa taan ogayne miyaan diro diro warkiisa intaan dhagaha u daloolsho dayaca uuu dayaca uu noo horseedi 2x qalbiga dajiyaha i deeqay dunida doorkaan ka qaatay dayaca iga jira dhibaatoo dareen dareen dareen dhaba maba hilmaamo 2x dadnimo ruux eebe siiyay dulucda erayada fahmaaya dariiqada daa,im sheegay diintiyo diintiyo diintiyo xarafkaan ilaawin 2x doqoni waa taan ogayne miyaan diro diro warkiisa intaan dhagaha u daloolsho dayaca uuu dayaca uu noo horseedi 2x
Queue is empty
-- / --