VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daalo - Lyrics

markaa diigu uu ciyo daakiraad subixii duhurkiyo habeenkii duulaansidaan ahay waxaa laydulkeenaa dagmadaad ku nooshee naftu waxay dareentaa inagoo dalxiisoo daalo ayu joognee waanku doonayaayoo anigana daraadaa indhihii idaalee naftaa kuudiyaaree dumar taan ka doortaay hadmaan dadagalaynaa sidaa caleenka doogaa farxad iyo damaashaad dadku uu usoro kaco kolka loodabaal dago amaa doolo iyo hawd bixid iyo dareemaha mulacyeeyay daadkii adigoo dib iidhigin duunyana aan igu xidhin
Queue is empty
-- / --