VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhiidhaa - Lyrics

tacliintaan usoo dhoofayey uga imid dhulkaygii dhayel ilama ahoo waan dhiganayaaye ifka la iigu dheeha dhiigayga xulayse warka kama dhargaaye waxaan diray haldheedha ma dhamaado wakhtiga soo dhawaysataaye ma dheera mudaduye waxa aan la dhiilasnahaye la dheeldheelinaya waxaan ahay dhambaal wade arintiisi dhacantee dharaartii qudhaydbaa sanad iila dhigane nin la dhawrayaan ahay asan dhiman ha noolayn warqadahan is dhaafinaye la dhacaayey tigidhada dhanka ay maraayaan dhaka faar ka qaade dhexda waxa jooge dhufsadaa la yaabay aduunyadan dhibteeda ani la ila moogyahe
Queue is empty
-- / --