VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naciima - Lyrics

naciimay aduunyadan adigaa naruuriyo nafis iyo kalgacaliyo kaa helay nasteexee indhahayga nuurkiyo nadarkooda aragtida waxad tahay nal soo baxay adigaa nabdigiyo ku nagaaday niyadee naxligiyo xumaantiyo iga dhawr nitaaqada meel nuurkiyo yaaliyo sidaad tahay naq dayreed neecaw qabaw iyo ubax lagu nastaa tahay niciimadaan jeclaayeey adigaan naftaydiyo noloshayda kuu huray oon ku naawilayaaye
Queue is empty
-- / --