duufaniyo dabayl lulaysa
aminkaa ila so darsee
dar illah igu deeq
ducadii aw diinle nuur

danbi daad kaama qaade
dulmi daaimkay daah ma sare
dadkiyo duur ma ls idku dee
dareen gaara lahaa

dulmi daayac ila doorto
i dulqaad duqdii lahayde
gardarada ma la igu deyha
anaaba daalehee

danbi daad kaama qaade
dulmi daaimkay daah ma sare
dadkiyo duur ma ls idku dee
dareen gaara lahaa

Exit mobile version