VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nin daar ku jira - Lyrics

sidii horimaad hilaac ku jiraa habeenkii iftiimisa hereree tufaaxa ka taagan tolmoonbaan habeen walba taabo leeyahay cagaarka ka baxay caleen wayniyo cosob aan cidi daaqin baa tahayee nin daar ku jiraa daruur ma arkee ileeen xalay roobku wuu da,ay sidii yayda hawd hore uma ledoo il baan ka hurdaa aleylkiiyee
Queue is empty
-- / --