VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quurx dumaroo cover - Lyrics

qurux dumaroo aadmi daawado yuusuf dabadii duni timidbaan saaka daalacay anigu doortoo laabtu doontee maanka deeqdoo daynba waayee waa doogiyo ubax dilaacay gugoo da'aayiyo daruur hilaacdee diifbaan qabaayoo doondoonisteedii daalaan ka qaadan la taag dareeyay dirac haweenoo la dugaashado deeqsi aabiyo hooyo dihataan saaka daalacay uurka dooxdoo jidh dubaaxshaye u duloobaye yaa i dawayn
Queue is empty
-- / --