VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaboobay - Lyrics

sidi qamarkiyo qoraxda nuuraay sidii qoton roob xareed qulqulshaay adaa qalbigiyo quluubta dagoo adaa qaybaha wadnaha qabsaddee qacdii eegmada indhuhu ku qabtaan qaboobay sidaan janadii qudhqudhshee sidii qadawgii qudhaca hawdiyo ka baxa qararada ilwaad quruxeey adaan qayrkaa ku qaayibayoo adaa qaatoo qudhayda hantiyay
Queue is empty
-- / --