VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marwadayda inaad noqonayso - Lyrics

adigaa ah dookhayga kudooni jiray maanku adigaa ii ah daacad qalbigayga ruux deeqay in daruuri iihoortay dusha layga garan muuqa jawigani kaduwan maanta kii doraad lasoo dhaafay kudadaal jaclkeena ka difaac xumaan oodhan adigopo idacal jooga dareen igula sheekayso adigaa ah darajeeya adigaa ah daaweeye adigaa xumaha dayra adaa noloha iidaara waxaad tahay midkaan doortay dugsi weeye ruuxaadu waa dareen galgacalkaagu dantu waa isfahankeena kudadaal jaclkeena kadifaac xumaan oo dhan adigoo idacal jooga dareen igula sheekayso
Queue is empty
-- / --