VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Giblo iyo aroos - Lyrics

Alaylahee gobtay Gayaanbaa is helay Waxa goostey midho Gacal beertay cunay 2× Giblo iyo aroos Waa dadabgalkii Gacmo love ku qoray La gudoomay ubax 2× Magac gaara lehee Garo waa ayaan dhalad Waa gobtii qoraxay Wiilkii galmudug Geesi waa maxamed 2× Magac gaara lehee Garo waa ayaan dhalad Waa gobtii qoraxay Wiilkii galmudug Geesi waa maxamed 2× Wa keli ka guur Oo wehel u guur Dhigoo xubiga Afka gali jacayl 2× Gacal wada jira jira Waa gobaan is nicin Gacal wada jira jira Waa gobaan is nicin Wa keli ka guur Oo wehel u guur Dhigoo xubiga Afka gali jacayl 2× Gacal wada jira jira Waa gobaan is nicin Gacal wada jira jira Waa gobaan is nicin Wa keli ka guur Oo wehel u guur Dhigoo xubiga Afka gali jacayl 2× Gacal wada jira jira Waa gobaan is nicin Gacal wada jira jira Waa gobaan is nicin Wa keli ka guur Oo wehel u guur Dhigoo xubiga Afka gali jacayl 2× Gacal wada jira jira Waa gobaan is nicin Gacal wada jira jira Waa gobaan is nicin
Queue is empty
-- / --