VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alam dheh - Lyrics

Afrika iyo Aasiyaan marayoo Adoo kale aadmi kuma arag Alam dheh alam gariir dheh Goodirow rig dheh Balaw dheh baar baxay dheh limooneey la'aantaa miyaan ladaa Alla limoon la'aantaa miyaan ladaa ••••••••••••••••••••••••••••••• Bustooleey baal hurdaad tahayoo Naftaada bangiyaan ku baayacay Alam dheh alam gariir dheh Goodirow rig dheh Balaw dheh baar baxay dheh limooneey la'aantaa miyaan ladaa Alla limoon la'aantaa miyaan ladaa ••••••••••••••••••••••••••••••• Tanaado gabaroow dhalaad tahayoo Adaan tolkay kaaga soo tegay Alam dheh alam gariir dheh Goodirow rig dheh Balaw dheh baar baxay dheh limooneey la'aantaa miyaan ladaa Alla limoon la'aantaa miyaan ladaa ••••••••••••••••••••••••••••••• Sidii jowhoradii jamaal badaneey Jamiilo adaan ku jecelahay Alam dheh alam gariir dheh Goodirow rig dheh Balaw dheh baar baxay dheh limooneey la'aantaa miyaan ladaa Alla limoon la'aantaa miyaan ladaa ••••••••••••••••••••••••••••••• Sidii sharaqiyo nusmiyo faraleey Shamsooy shukri baan ku leeyahay Alam dheh alam gariir dheh Goodirow rig dheh Balaw dheh baar baxay dheh limooneey la'aantaa miyaan ladaa Alla limoon la'aantaa miyaan ladaa
Queue is empty
-- / --