VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iimaanso - Lyrics

aduunyadu igama raynin nasiibkuna igama eexan rajana anigaa lahaayoo isuma kay sheegin taladoo dhacdayoo waa amar ILAAHAY sheegtayee ha ila eegin abaarsade aawadaayo ilmiyo oohinuun dhamaadee aqoon daridayda eeday imikaan xumihii ku aayay markaan aragtida u baahday intaan mawt iga adeegin ha iga aarsan i daayoo u noqon mayee i saamax jacaylka adaa il duufaayee abaalkaad dhigatay weeyee ayaan daridaada eegso
Queue is empty
-- / --