Inkastoynu garab iyo
Gaashaan ahaynoo
Waaya godolay cashaqa
X2

Hadii aan garaad kay
Wacadkii ku gees maray
X2

Geenyadaan jareestiyo
Ila gaabi faraskii waana
Garashadaydee X2

Imin kana gaf kaygii
Inan yahow adoon
Gudin hayga goon
Waxaan galay
X2

Exit mobile version