marwo waa sacdiya waa suurad wacan
qurux lagu suntoo lagu simay ilwaad
marwo waa sacdiya waa suurad wacan
qurux lagu suntoo lagu simay ilwaad
qalbi saafiyoo aan saxar lahayn
asluub saalixoo lagu soo haybin
iyo soor gobeedbaa lagu sar jaray
qalbi saafiyoo aan saxar lahayn
asluub saalixoo lagu soo haybin
iyo soor gobeedbaa lagu sar jaray
baari sidata duco u walwaal sacdiya
dheeman saafiya u walwaal u sacdiya
sarmo waydo ugub oo dheeh la sudhi
u walwaal sacdiya sacdiya sacdiyaa
baari sidata duco u walwaal sacdiya
dheeman saafiya u walwaal u sacdiya
sarmo waydo ugub oo dheeh la sudhi
u walwaal sacdiya sacdiya sacdiyaa
gaari waa sacdiya waa geenyo sool
quruxdii saaag sabo looga dhigayeey
gaari waa sacdiya waa geenyo sool
quruxdii saaag sabo looga dhigayeey
waxa dhalay sacdiya hooyo suubaniyo
garaad aabo sare gobtii samo u fayl
sinjigii darwiish oon saxar lahayn
baari sidata duco u walwaal sacdiya
dheeman saafiya u walwaal u sacdiya
sarmo waydo ugub oo dheeh la sudhi
u walwaal sacdiya sacdiya sacdiyaa
baari sidata duco u walwaal sacdiya
dheeman saafiya u walwaal u sacdiya
sarmo waydo ugub oo dheeh la sudhi
u walwaal sacdiya sacdiya sacdiyaa