VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasri - Lyrics

nasri waye nasiib waasaco hooy barwaaqeeda libin harunad iwaarisaa rabow ku waydiistaye oo dhaxan waa iyo aroor weyl ka hayculayee wakhtigoo ii samaadan raboow ku waydiistay nimcaduna dadka qaar way uga dartaa wana lumisaye midaan hanuunka iga wecinban rabow ku waydisataye aduuna laba wada jiroo guri calaf ku eega leh xul gayandi wacan dhaqansan iyo weehad iga dhaya idajiya farxad ii wada ugubiyoo waadna la dhersha quruxli ii haga jacayl iwarabsha gob wacad leh wehel daacadiyo deersan ila waabaa hankagada way hiidka iyo wiiqin iga maydhaa adaa waaxid iigu deeqo wayne kugu mahadsha waxna dura waxna dila waxna daara waxna kala geeya inaad wax na dhiba naga weecisa weynoo ku waydiistaye nolol nasri iyo ranrayn wadataba rabiyow ku waydiistaye farxad waarta iyo guulan weelinban rabiyow ku waydistay aakhirana webiyada janada rabiyow ku waydiistaye
Queue is empty
-- / --