Adaa wadnahayga walaaca
Ka bi'iya adaa weedhayda
Warkayga adeeca x2

Waxaan tabanaayo adaa
Iska weela adaa warsanay
Wanaaga abuura x2

Hadaan wer weraayo
Adaa wal walaaya walahi
Dantayda adaa igu waansha
X2

Wixii idhibaaya adaa iga
Weecsha adaa warsanay
Jacayl iwaraabsha x2

Adaa wacad keena wadeco
Ka dhowra waxaad tahay
Ruuxa nafta ila wadaaga
X2

Walee noloshayda adaa
Ka wakiila adaa wakhti–
Gayga wadkayga hortii
Leh x2

Hadaan wer weraayo
Adaa wal walaaya walahi
Dantayda adaa igu waansha
X2

Exit mobile version