Qalbigaan ku raaciyoo
Qudhaydaa ku jeceloo
Kaa doortay qayrkaa
Qaxar middaan laheyniyee
Qurux aan ba ayniyo
Qiimo loo siyaadshaa
Qancisay naftaydoo
Qayb igamidaa tahoo

Qiimee naftaydoo
Qadari jacaylkoo
Dad neceb qilaafkoo
Qaybsada jacaylkiyo
Qooys aynu noqonee

Exit mobile version