VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Labo nolashu - Lyrics

Laba nolosha ku midoobey Laba guule ku manaystay Muxibiyo kalgacal gaara Laba maaley duco waalid 2x Ku murtaaxey guushooda Waa muraayad ehel caashaq Laba mudan in loo heeso Waa tihiin la muuneeyo Ku macsuunlii waa idinkaa 2x Ku kaca ay kalgacal miidhan Muxibada dad wada taagan Soo dhaweyn mashxarad gaara La diyaara mudnaantiinan 2x Mindidiyo walxaha keega Lagu jaro maraa waaxid Muxibada is weydaarsha Waa diyaar malgaacadiiye Laba midig ku kala qaata Midba kiina kale hoo ham Ha yidhaa macaan ii cun Ala mahadii weeyaane Maamuus ku taga hoyga Maamuus ku taga hoyga 3x
Queue is empty
-- / --