VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fahmo - Lyrics

inkastooy xidiguhu habeen iftiin badan yihiin aroortii bay awooda qoraxdu inaga damisaa araartaydiyo ujeedada guud aan abaarnoo kuu asteeyee aduun fahmooy hablaba intii la eegi jiray inay asal yihiin la aaminsanaa markaad agtimaa ilwaadkaagii ka dhigay eberoo indhihii ku arkaan iyaga qabanan inaan baa quruxdeeda abwaanadu hees ilan abidkood kamay alifin hadaad aamin qudha ah umuuqan lahayd amaantaadaa adkaan lahaydoo ogoow may heleen erayo qeexaba
Queue is empty
-- / --