VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayay - Lyrics

dayaay muuqa wacan dayaay dayaay ku daraan daree dookhaan rabiyo waa dadkaygi taniye dag dagbuu jacayl qofka daawadaa dalka baadadkiyo ku dameen indhuhu dar darweeyi tani la iiso dire jacaylkeda daran ha iga daadage saarkii duleed durbaan iiga tuma hayaay dibnaha hayaay hayaay dabarkiyo ilkaha yartu daaranaa daadax weeyi shidane allaw yaa dushiyo dagta saarta oo dafa oo ishiyo ka qarsada dadkaba dawakh weeyi tani la igu dawgalee dareenkay sidaa ha iga daadagee
Queue is empty
-- / --