VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sabiib - Lyrics

saxaneey sifahaaga guud hablaha siinadoodiiyeey siduu eebe kuu hanqaday jidhkaagan sabiibiga ah suniyaha qalinkiyo indhaha ilkaha simaniyo dibnaha timaha sida faras sidoodii sinaha hoos ugu dagee siday u samaysanyihiin waxaan siistaa ma uuna sundule naftu kuu tahoo sinaba kaagama go'dee sunee hadalkaa sirta ah sadkaan sugayee jantaay sadaashaan naawilaay sidaan kuugu uursamahay jacaylkoon sido dartaa sanqaroorkiyo labada dhaban seedaha dhabarkiyo lafaha dhabarka geenyada sideda labada seef kala noqdee siday u samaysanyihiin waxan siiistaa ma uuna
Queue is empty
-- / --