sidaan kuu xushaa ilan
dadbadn xumad saaqdayoo
ogaanbaa xaasid kiyo
nacabka uxumaynayaa
xanteena wanaag san iyo
xogteena suuqa taal
kuwii xinka loo diraa
dhagaha ka xumaynayaa
inaad xaaskaygii tahay adigu
iyagoo arkayaan xarago anigu
xalaalbaad iiteheee
xubiga ku macsuunayaa
xaashe kuma nici karee anigu
qalbiga waan kaga xaroon
niyada xanaaqdon jeclee
xabiibi habaan ku siin
jacalka xanaano wacan
xurmaynu ku beernayoo
qalbiga xalanoo is helay
xulkii sanadkaynu noqon
jacalka xasuuso dhaba
xiskaynu sawirada dhignoo
intii xorabaan bulshada
xaflada card ka siinayaa

Exit mobile version