VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doog dhaya - Lyrics

daro taan u qaaday deeqay dumar taan ka doortay deeqay qalbi taan ku dayraay deeqay dookha taan ku sooray deeqay iska diid diraalaha oon yaan laygu ka dirin kali kali daweeyay nacabku isku ken dirin doog dhayay daalbiyay iftiray kaldeeqaay nal daaray maan dojaay dookh biday boga duraay xiisto jaay maandafaay daryeel ii huraay dada taan ka egtay deeqay docan taan ku raacay deeqay dadab taan ku hoystay deeqay danta taan ku xidhayaydeeqay iskada hinaasaha oon yaan lay iga ka duwin danta ila wadaagtaye iblays yuun ku duubsane
Queue is empty
-- / --