VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asluub badaneey cover - Lyrics

agagaarka wadnaha hadaanad ku ool aqoontaydu erayba ma keenteene asluub badaneey amaan badaneey sidii ubaxii udgoon badaneey waxaan idileey ku oon bixi lahaa adoo idileey aroos ila gala adigoo ooridayda noqdoo ubad dhala ilwaad quruxeey ilwaad quruxeey oohinta indhahaygii aan baranin aday aawadaa ilmeeyaane asluub badanow amaan badanow sidii ubaxii udgoon badnaw waxaan abiyow ku oon bixi laa adigoo abiyow aroos ila gala anigoo ooridaada noqdoo ubad dhala
Queue is empty
-- / --