VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabsi - Lyrics

anoo meel nabaad liyo neecaw qabaw iyo naxariista kula jecel adaa gooyay nabadii igu sheegay nacasoo nacabkeenii weheshaday nafsadii aan kuu huray xiisaheenii noolaa adaa damiyay nuurkii noloshayda inanyahay inaan kuu nuglaadiyo maba karo naxuustee ku nagaw aduunyada nafsina kuma soo diro anoo meel nimciyo roob naqu uu cagaariyoo kula raba nasteexada adaa jabiyay niyadii naxli galiyay caashaqa nasiibkeenii quudhsaday nidarkii aan kuu galay nabdigiyo kalgacalkii adaa u dhigay nitaaqada
Queue is empty
-- / --