VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hantaaqo - Lyrics

habeenkii aragtidaadi hufnaantiyo barashadeeni hasaawiyo sheekadaadii maxaad hami igu abuurtay maxaan aniguba ilaaway hawaawiray aawadaayoo naftaadu hibasho badan maxay igu beertay hawl naftan adi kuu hogaansan macaan adi kuu hanuunsan ka dhawr hagar daamadiyo hantaaqiyo ciil ha badin sidaan anigu kaaga helay macaan iigu noqo hormuud jacaylkeenana hirgali hantaaqiyo ciil ha badin maxaad halistiyo wadnaha halbawlaha dhiiga wadaya dartaa u hamuumayaayo haraad wali kuu qabaa muxuu kalacayl i helayoo intuu igu xidhay hogaan haaliyo uga tagay hunguri habeenkii dhaxan ka hoyan
Queue is empty
-- / --