VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dooqayga - Lyrics

dookhaygiii ayaa raacoo dareenkaygii ayaa ila darsoo daganaansho waan u daaye iidaaya isku duubnaan doonayaa daacadeedaan doonayaa inaan daryeelaan doonayaa ii daaya way i deeqdee anaa doortee ii daaya dahab la moodii ii daaya ha igu dirinee ii daaya ii daaya dhiigayga yay ku darantoo dayax la moodani dawlad weeye dabcigeedu isma doorshee ii daaya daadax weeyoo dun xariira da' yar weeyoo ubax dilaacay duu'uus sidiisii qurux la daawado
Queue is empty
-- / --