VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaada anaa dawayni - Lyrics

Naftaada anaa daweyni Tulo nafo iin Tulo nafo iin Tulo nafo iin Naftaada anaa daweyni Dhibkaaga anaa dareemi Intaan dadba kuu jeclaado Anaa dayr kuu ahaani Anaa dayr kuu ahaani Anaa dayr kuu ahaani Macaan dayr kuu ahaani 2x Duruufi duruufi haday timaado Dushayda anaa ku saari Hoobeey hoobeey Hadaad darajooyin gaadho Anaa dadka kuugu faani Hadaad darajooyin gaadho Anaa dadka kuugu faani 2x Markaan isku dookh ahaaney Danteena markaan ogaaney Marka Markaan isku dookh ahaaney Danteena markaan ogaaney Duruusaha caashaqeenaa Wataa wataa wataa dunidii ka yaabtay Duruusaha caashaqeenaa Wataa wataa wataa dunidii ka yaabtay 2x Qalbigaygu aduu ku doortay Aduu kuu qabaa dareene Cid kale ma danaynayee Adaa dunidaydoo dhan ah Adaa dunidaydoo dhan ah Adaa dunidaydoo dhan ah Macaan dunidaydoo dhan ah 2x Dookhuna dookhuna aduu ku raacay Adaan kuu dabacsanahayee Hoobeey hoobeet Hadalkaaguna waa daawo Anuu macaan i dabiibaa Hadalkaaguna waa daawo Aniguu macaan i dabiibaa 2x Markaan isku dookh ahaaney Danteena markaan ogaaney Marka markaan isku dookh ahaaney Danteena markaan ogaaney Duruusaha caashaqeenaa Wataa wataa wataa dunidii ka yaabtay Duruusaha caashaqeenaa Wataa wataa wataa dunidii ka yaabtay 2x
Queue is empty
-- / --