doon baa mareysoo badaan
doon baa mareysoo
doon baraysoo majaba jaabay sidaayee

faan faan magala oo jecel faan faan magalo oo
faan faan magala oo
anoo filin buu ifiirsaday
filin buu ufiirsado faduul buu iigu yimide fadul igu yimido wadnaha dhiig baa fatahayee

waxa layga wacayaa walal waxa layga wacayaa halkay waris ku nooshahay

doon baa marayso badan don baa maraysoo doon baa maraysoo majaba jaabay sidaayee

isaar naa sacdiyo saar baa isaarnaa isaarnaa tan iyo saku isaarnaa

oohiyey oohiyey ohiyey
waynala hadlaa ohiyey
wayna haybiyaa oohiyey
nagama hadhaan oohiyey
ohiyey ohiyey ohiyey

waliyow saar waaliyow
waaliyow wuu way raxaa

doon baa maraysoo badaan doon baa maraysooo
doon ba maraysoo majaba jaabay sidaayee

fan fan magalo oo jacel faan magalo oo noo filinuu ifiirsaday filin bu ifirsho fadul iigu yimido wadnaha dhig baa fatahaye

waxa layga wacayaa walal waxa layga wacayaa halkay waris ku nooshahay

doon baa maraysoo badaan doon baa maraysooo
doon ba maraysoo majaba jaabay sidaayee

isaar naa sacdiyo saar baa isaarnaa isaarnaa tan iyo saku isaarnaa

oohiyey oohiyey ohiyey
waynala hadlaa ohiyey
wayna haybiyaa oohiyey
nagama hadhaan oohiyey
ohiyey ohiyey ohiyey

waliyow saar waaliyow
waaliyow wuu way raxaa

Exit mobile version