VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maseyr - Lyrics

adoon maaliyo wax dhaqan mowtiyo nololtoona hayn miskiinoo fara madhnaa markii aan kuu aqbalay adaa maanta is badalay inaan mano sheegto oo ku maago maan jacayl laakiinse midbaa jirtee inaad iga maarantoo baryahan guur maagantay ayaan maqlay sheekadoo naftaydu la maagantee muxuu xaalkaagu yahay inaan marta tuuro oon masayro miyaad rabtaa anoo muunad iyo qurux markii horeba u dhashoo mabsuudoo reerkayaga maqaam sare ugu fadhiya adaan marwo kuu noqdee maxaa dhacay jaalkayow midkaan rag ka doortayow soodigan maanta is badalay
Queue is empty
-- / --