VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Remix fanaaninbadan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Remix fanaaninbadan

jacaylka hab oo habee

hees 1

naftayda hag oo i hoo
naftaadana ii habee
hanee qalbigoo isii

anigu waan kula hayaa
hubaal waan kaa helaa
wadnuhu wuu kugu hirtaayoo
aduu kuu heelanyay

hees 2

naf ruux aamintoo
eedaad kalgacal
la irdhowdayoo

kay u laatay jeer
hu ila xidhana

anoo reeminbaan
hadba ilo biyo le
ku odorosayaa

hees 3

ma anigaa la i dagaa
la ii duur xulaa
hadba shax yar la ii dagaa
ama duufsadaa

waan ku doonayee
miyaa marna aniga la ii digaa
diirsigaygiiyow aniga
la iigu kaa diraa

hees 4

haduu caawa GUULUHU
geesigaad jeclaydiyo
guri khayrle kugu simay

farxiyaay gobaad tahee
gurigaaga ka adkow
xaajigaaga garabkiyo
geestiisa taagnow
yaanu samirku kaa gudhin
cadho yaan lagaa garan
jacaylkana ka dhigo gogol

hees 5

adoo maaliyo xoolo dhaqan
mawtiyo nololtoona hayn
miskiinoo fara madhnaa
markii aan kuu aqbalay
adaa maanta is badalay

inaan mano sheegta'oo
ku maago maan jeclayn
laakiin se midbaa jirtee

codkii Ayaan Taleex, Farhia Fiska, Hodan Abdirahman, Khadra Silimo, Sagal Arts