VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haraad tira - Lyrics

hubqaad kartidaada gobaad hido raacday horuud quruxdaada halhas weeyaan hanuunsan weeyihadaysan rabaa hibo gaara dushaada hoorshay waxaad tahay hiilaka hareer iga taagan nadftaada hadhkeeda hudan ku gam aaye halakaad iga joogto lasoo hiirjan maayo qudhayda hilawsan ee uheelan dantaada ayaan hurayaaye bog kaahadhi doonin gudoon hadyad weeyi dhagtaydu ma hiifto xaqiiq hadalkaagag kashana hamigeedu halbeeg weeyaana habaysan wweeeyi hogaansan wadnuhu mahawaysto hablaha qarkaa inaad tahay heegan haraad tiridayda xiskaaan kuhayaaye hedaa tidhi qaali amaan kula heera afkaanan helayn
Queue is empty
-- / --