VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhib la - Lyrics

eray dhigalsa amaan dhamaysay waxaan dhabaal san kashayda dhiilsan waxay tidhaa macoyda dhowrsan xaawa dhoolay alla dhamayseey dhigaalsan quruxeey ubaxa dhiino dharab ku yaaliyo dhirtoo carfooneey dhib laanbaan ku dhalay xaawa oo dhashaydaa iiga dhigan tahay reer kaagoon dhiso dhaaxan sugaayay dhankaan kaa xigo dhaxani kaa fog dharaar khayrlaan duc dhiilka kuugu shubayoon kugu dhaanshe xaawa dhoolay dhal gobeedeey dhigeed urooneey dhibicda roobo dhul barwaaqo ka dhex hilaacday inta dhuuxa iyo dhiiga laga dhegood ku ddhigan tahay dhaqan suuban hidaha dhiibsan sharafta dhawraa dhacayee arooska dhoola cadeeyo hdesha ila dheel
Queue is empty
-- / --