VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Borama - Lyrics

subaxdii ma roobku da'o ee mayaygu raadeeyoo reexaan udgooniyo adoo rucub ka soo toosay dhulka oo tigaadii rax tidhi raarka sare joogto oo jaanta aad rogo tidhaa raysku daba yaalo quruxdooda buuraha rakada ubaxu rooshaamo quruxdana daruur lagu rakibay raranka kaa daahday boorama boorama boorama inay raaxo taal la isu wada raacye riyo waxaan u haystoo qalbigu ila riyaaqaba inaan joogo rugihii cilmiga runi i deeqsiisay aduunyada hadaan reer dhismiyo raas la wada taagin waxba maalka loo roorayaa kuma rusheeyaane marwo raysin laga dhiibo runa hadaad doonto ama ay haween raaliya ruuxdu hibanayso rag ninkii dhabel muuqliyo raba ilwaadkeeda raas waynta reer booramaa lala rafiiqaaye taariikhda roolka hadaan dib uga sii raaco RABIBAA musheekh diinle iyo dhigay rag waayeela rasmi talada loo geeyo iyo guurti loo reeyo waa waxaynu guulaha runta ah ugu riyaaqnaayee ra'yigiinu libintuu dhashaan ruuxna qarinaynin raxmadiisa ood wada heshaan roobka nolol raasamaaliyo dhulkoo rugo barwaaqaada RABI waxaan duraansaday inaad run ugu waaraan
Queue is empty
-- / --