Qof wada naxariisabaa tahay
Wanaag u abuuranbaa tahay
Wadnaha ani ila mida
Farxadaba anaa waaya
Wakhtigaan ku taba oo dhan
Oo waraaqo buux dhaafsha
Waxaan qorayo mooyaane
2x

Jacaylkaba waalidkiisa
Waxaan u aqaan naftaada
Wacyi adagbaa ila jaara
Maalmahaan is yara wayno
Waadiga fikirkaan dhamaayee dhamaayee
Markaad werwerayso
Ilka badan anaa wiiqma
Wajigayga murugtiisa
Qof arkaa i wareysay murugtiisa
2x

Wadnayaal kalgacal wadaagay
Qalbiyo is weydaarsadeen ubax
Xusuustoodu waartaa
Waa inaga waa inaga
Waa inaga inaga inaga waa inaga

Wadnayaal kalgacal wadaagay
Qalbiyo is weydaarsaday ubax
Xusuustoodu waartaa
Waa inaga waa inaga
Waa inaga inaga inaga
Asmaay waa inaga

Wadnayaal kalgacal wadaagay
Qalbiyo is weydaarsadeen ubax
Xusuustoodu waartaa
Waa inaga waa inaga
Sakiyoow waa inaga

Wadnayaal kalgacal wadaagay
Qalbiyo is weydaarsaday ubax
Xusuustoodu waartaa
Waa inaga lovey waa inaga
Waa inaga inaga inaga
Lovey waa inaga

Exit mobile version