VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Darmaan - Lyrics

Darmaan quruxlay Qalbigayga dihataay Dabiib ahaan kaay Duriyadii nasabeey Daweeya dhibtaay Samahana doonay Daryeela naftaay Dugsiiya kaabaay X2 Cad ceed duhuroo Dunida ifisaay cirko Da ayoo dhibicda Dad shaay doogoo Baxayoo ubaxa Daadiyaa X2 Dantayda hagaay Hormuud dumaray Duruuftaydaba mar Wada dabartaaay X2 Waxaan doonaba Durba ifahantaa Anoo uba dirin Deg deg fulisaa Farxadayda daaray Dayax iyo nuuray Mid iidiranoo ku Doogsadayay X2 Dabeecad sanay Raxmadii duniday Dahabkii noloshee Faqriga damisaay Ubadkay dihatana Diinteeda bartaay X2 Dantayda hagaay Hormuud dumaray Duruuftaydaba mar Wada dabartaaay X2
Queue is empty
-- / --