VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Murugada jacaylka - Lyrics

Miyaad ku noshahay jaceylka Miyuu ku nagaaday beerka Naftaada miyey naftiisa Naxariis ka heshaa markiisa Miyuu nool yahay jaceylku Miyuu neefsadaa sideena Ma maareeyaa taantaada Miyuu damqadaa sideyda Miyanada ogeyn xogtiisa Martida inanu sorin dhibtisiyo Mahadhadiisa inuu Meel daran haleelo Miya maqasha warkiisa adigu Matashaa sidiisa Maxaa ku baray xeeladiisa Ma riyaad araktaa sideydaa Anaa magan saday jaceylka Mudana jogay aktiisa Mana helin aayihiisa waxan howl maray dartiisa Halkaa maamus ka weyday Anu murug uma yeesho Maciina u raadsan Maayo xagiisana Milicsan maayo Mar bey murugada jaceylku Maankaaga noqotaa Mar buu uyahay ileyska Indhaha qalbigiyo maanka Miyaanu damiir lehyn baa Miyuu aadmiga jaceylku Mugdiga intuu ka saaro Milgaha iyo sharafta dhowro Mar buu geeyaa naftaada Meel kuu daran aduunka Maran midaa sidiisii Marbey mohataa naftaadu Ma ogi hadimadiisa ciilkiyo Murigadiisa wax Maqashaye nafteyduye Miyaa laga helaa dhulkeena Anaa magan saday jaceylka Mudana joogay aktiisa Mana helin aayihiisa waxaan Howl maray dartiisa Halkaa maamuus ka weyday Anu murug uma yeesho Maciina u raadsan Maayo xagiisana Milicsan maayo. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --