VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaxalgal - Lyrics

jacaylkuu dhibtuu i baday hadii buug lagu dhigo duruus laga dhigan lahaa dhalintu way baran lahayd dhitana waayaha danbe iyo dhaxalka uu gali lahaa dharaarana sheeka iyo dhanbaaluu noqon lahaa dhabada anoo arakayaan dhan kale aan u raacayaa dadkoo dhidid qoyaybaan anigu dhaxamoonayaa jacaylku dhibtuu i baday siduu wadnaha u dhex galay xiskayga u dhaansadee dhiigiyo lafaha u dugsaday haday dadku dhaadayaan siduu u dhex galay qalbiga dhawaaqiyo taaha badan dheeldheel ma u haysateen
Queue is empty
-- / --