VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saw ma ogid - Lyrics

waan ku sugayoo kuu samraayay farxad socotaa igu salaantay saw ma ogid taa ina ku socodo dadba kula simin oonan second second saacadaw dirin sow ma ogid taa na saani saaxi kugu ahay oo sandalada iyo sow jad ii tahay sow ma ogid taa anoo sadrigiyo laabta kugu sida oo sidii sabi kuu sasabayee sow ma ogid taa naftadad saaqdo sooryo kula jecel bad sacidaayo saxar biise sow ma ogid taa
Queue is empty
-- / --