qofbaqan u ahay qofkiisa
qudhbaan u hayaa nafteeda
qofbaan ka tabaa aduunka
qalbiga jacaylbuu dareemaa
2x

xumaha qofbaan ii quudhin
qofbaa xanaanada ku sooraa
qudhayda farxada siiya
inaan qanca uun jeclaysta
2x

qofbaan ku ladaa agtiiisa
qofbaan u huraa kashayda
qofbaa ilmada iga biiya
qofba dhibta iga ilaasha
ka tira qiirada xiskayga
2x

qofbaa kaligay jacaylka
qof kale igu dooranaynin
qofbaa niyadayda kaaba
quluubta ka ooyoo nacaybka
2x

dhaayaha qofkaan ku haysto
anaa qiimeeyo ruuxda
qofkaan jeceleheen tabaayo
anaa qasri nolola siiya
2x

qofbaan ku ladaa agtiiisa
qofbaan u huraa kashayda
qofbaa ilmada iga biiya
qofba dhibta iga ilaasha
ka tira qiirada xiskayga
2x

Exit mobile version