VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shidan qof baan u ahay qofkiisa - Lyrics

qofbaqan u ahay qofkiisa qudhbaan u hayaa nafteeda qofbaan ka tabaa aduunka qalbiga jacaylbuu dareemaa 2x xumaha qofbaan ii quudhin qofbaa xanaanada ku sooraa qudhayda farxada siiya inaan qanca uun jeclaysta 2x qofbaan ku ladaa agtiiisa qofbaan u huraa kashayda qofbaa ilmada iga biiya qofba dhibta iga ilaasha ka tira qiirada xiskayga 2x qofbaa kaligay jacaylka qof kale igu dooranaynin qofbaa niyadayda kaaba quluubta ka ooyoo nacaybka 2x dhaayaha qofkaan ku haysto anaa qiimeeyo ruuxda qofkaan jeceleheen tabaayo anaa qasri nolola siiya 2x qofbaan ku ladaa agtiiisa qofbaan u huraa kashayda qofbaa ilmada iga biiya qofba dhibta iga ilaasha ka tira qiirada xiskayga 2x
Queue is empty
-- / --