VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mute gala dhamaantiin - Lyrics

markaan waa markaygiiyee ku mashquulka iga daaya maalmahaygii weeyaanee mute gala dhamaantiin 2x milionkii intaan gaadhay masrixii anaa yeeshay minute buu aduunkoo dhan magacaygu saameeyay 2x anaa muuqda kaligaygoo sidii miigaa meel duulaa dayaxana mushaaxoo malab weeye xaalkaygu 4x markaan waa markaygiiyee ka masayrka iga daaya muranbaad ku jirtaanee inaan maarmay ogaada 2x nacabkii intaan moosey kabkoodii ka macaashey mid midbaan u ganaaxoo maantaan ka baloogay 2x anaa muuqda kaligaygoo sidii miigaa meel duulaa dayaxana mushaaxoo malab weeye xaalkaygu 4x
Queue is empty
-- / --