anigoo buseeloo
wakhtigayga badankii
biritan ku qaatoo
bohol yoobay oo tagay
boosaaso iyo bari
waa meel barwaaqa ah
beeruhu ku badan yihiin
beenyaduna buuxdoo
baatroolna laga helay
burco iyo muqdishiyo
booramaiyo dhagax buur
baladkeen dhamaantii
booqashada ku wacanaa

Exit mobile version