VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maymuun - Lyrics

muxibada kalgacal maymuun darteed muusaday qalbiga laygu meeriyo midhiidhkii kastaba waan is moogane intaa waan murmaa waa mashquul mooyiye iyana meel ay tagtee mar waxaan idhaa mudo aamusnoow magaceed u daa mana maarmi karayaa sida tahay mar uun muqeed la arag nololisaa indhaha murugaysanban kala ay mitoo qosol mohashadiis cajab meel dhigtoo ma malayn kartide
Queue is empty
-- / --