VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waano - Lyrics

ruux ku doortay oadoo diiday mid kaa danaystay hada doonto dookhii jacaylkii daraad xumaaday hadaad dariiqii dib u dadayayso dakharkii shalay adoon ka dawoobin hadaad dab kale dalaq tidhaahdo mid kuu daran iyo mid ku dagaya hadaad dadkaba kala dayaynin adaa duleeyoo isu daraadee danahaaga raacoo ha ku deeqdo waanadu ruux daraada intuu dayoobay heedadabiyo daryeel filaayay adaa u darnaado dabiibi waaye maxaad ka doontoo u doonanaysay
Queue is empty
-- / --