VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka yabso namiimka - Lyrics

dareen is yaqaana inuu isu yeedha lamaanaha yeesha dadba is yidhaahda xumaanta u yirsha waxase ka yeela labadii yaqiintu kashood yaraydoo labaal u shidnaaye markan guri aado intaad leexi tidhaahdo yaasiinkaha qubee ka ilaasho namiimka inagoon ka yaraysan yaqii qays iyo layla jacaylkii dhex yaalay yaanay nacabkeenu ku yoobin sirteena intii xanyagleesha xumahaaga cilaysa yuf kasii dhagahaago yab ka dhe hadalkooda
Queue is empty
-- / --