VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dibnahaaga ka adkow - Lyrics

nafta xumaha doontay u dibinaysa nacabkaa bal aan kula dardaarmoo dugsigii dhexdeenniyoo hadddaad dumisay wacadkii ducuuf baad noqotee kii dulloobi maayoooo haddaad diirka rogatiyoo haddaad dayaxaad isgaysaba wallee kuguma daalooo dib kuuma soo ceshadooo nafatan damacu qaaday dawgeedii seegtaaa bal aan adigu kuu adigu digo adaa doorshey samihii dorraad ina dhex yaalloo degdegay macaaneey dibnahaaga ka adkoow haddaad diirka rogatiyo haddaad dayaxaa isgaysaba wallee kuguma daaloo dib kuuma soo ceshado.
Queue is empty
-- / --