1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Inta Qalanjo Dumar
Qurux Loo Dhameeyee
Qoran Ilaa Tin iyo Cidhib X2
Midaan kugu Qiyaaso
Khadrooy Adiga Kula Mida
Mabay Dhalan Qarnigan
Indhahaygu May Qaban X2
Sidaad ii Qadarisaa.
Ana Kuu Khashucoo
Qurux inaan ku Waayo
Qadar iga Maqnaataa
Way Qoomamiyo Ciil X2
Inan Qaayo Wacanoo
Qoys Wacan Ka Dhalatoo
Qalbi Wacan Ayaa Tehe X2
Qortaadan Dheeriyo
Qaarkaagan Kala Shuban
Lagu Jaray Qiyaasta
Qormay Aniga i deeqde
Qalbigaagan Igu Hay X2
Sidaad ii Qadarisaa
Ana Kuu Khashucoo
Qurux inaan ku Waayo
Qadar iga Maqnaataa
Way Qoomamiyo Ciil X2